Xubno ka tirsan Dowladda KMG ah ee ku sugan magaalada Muqdisho
Buluugleey Aril 23, 2005
Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Dowladda Federaalka Soomaaliya ahna Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Jaamaca C/llaahi (Sifir) wafdi oo ay wehliyaan wafdi ka socda Labada gole ayaa ku sugan Muqdisho, magaala madaxda Soomaaliya.
Wafdigaas waa si diiran u soo dhaweeyay xubno ka mid ah Baarlamaanka ee Dowladda KMG yo madax kaloo ka tirsan Maamulka oo maalmahan ka waday nabadeyn iyo maamul u samayn magaalada Muqdisho.
Xubnahan oo la sheegay inay dhan yihiin 13 ayaa ku sugan Hoteel Saxafi.
Waxaa ina soo gaaray magacyada wafdiga ku sugan Muwdisho waxaana ka mid ah:
· Axmed Cumar Jees
· Max`ed Jaamac C/laahi (furux)
· Xirsi Adan Rooble
· Eng Max`ed Xuseen Caddoow
· Xild: C/llaahi Aadan Cali (Shaleyte)
· Xild: Maxamed Xasan Cali
· Bashir Maxamed Aadan (Dhuurcaso)
· Jaamac Cali Jaamac
